berberatoday.com
Soomaaliya Oo Loo Fasaxay Lacag Dhan $45.7 Million Oo Gargaar Ah
April 2, 2019 - Written by admin

Muqdisho(Berberatoday.com)-Sanduuqa Qaramada Midoobay ee gargaarka dagdega ah ee (CERF) iyo Sanduuqa Bani’aadanimo ee Somalia ayaa fasaxay lacag gaadhaysa $45.7 million dollar maanta si wax looga qabto badbaadada dadka Somalia, halkaas oo dad lagu qiyaasay 4.2 million oo qof ay u baahan yihiin gurmad degdeg ah oo bani’aadanimo sanadkan, oo ay ku jiraan 900,000 caruur ah.

Somalia Oo Loo Fasaxay Lacag Dhan $45.7 million Oo Gargaar Ah

“Lacagtan ayaa wax lagaga qaban doonaa baahiyaha dhinaca raashinka, biyaha, caafimaadka, iyo waxbarashada sida ugu dhakhsaha badan uguna suurtagalsan meelaha ay ka jirto baahiyaha xooga lihi,” sidaasi waxa yidh Mark Lowcock, oo ah Agaasimaha guud ee arimaha gargaarka iyo isku xidhka hawlaha bani’aadanimo.

“waxaanu muhiimada saaraynaa inaanu gaadhsiino, Caruurta, Haweenka, iyo dadka waaweyn iyo kuwa naafada ah, ee ay soo wajahday abaaraha iyo dagaalada sii socda ee Somalia.”ayuu sii raaciyay.

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews