berberatoday.com
Dawlada Mareykanka Oo Baadhitaan Ku Bilawday Xildhibaan Ilhaan Omar Oo Lagu Eedeeyay Lacago Ay Isticmaashay
April 3, 2019 - Written by admin

USA(Berberatoday.com)-Ilhaan Cumar ayaa la sheegay in lagu hayo baaritaan la xiriira inay  6,000 oo Dollar oo loogu talagalay Ololaheeda Doorashadda u adeegsatay si Shaqsiyadeed, iyadoo Kharajkaasi qeyb ka yahay Lacag-bixinta Furriinkeeda iyo Socdaal ay ku tegtay magaalladda Boston iyo dalka Estoniya.

Saraakiisha Guddiga Doorashadda ee Gobalka Minnesota ayaa ku waramay inay dhamaystireen Baaritaankooda ku aadan Eedeynta lagu sheegay inay  Ilhaan Cumar ku xad-gudubtay Dhaqaalaha loogu tabarucay Ololaheeda Doorashadda.

Ilhaan Cumar oo ka tirsan Xisbiga Dimuqraadiga oo bilooyinkii la soo dhaafay qabsatay Wararka Madaxdiisa, kadib, markii ay dhowr jeer hadal-faalleyn ama Comments ka bixisay Arrimaha Israel waxaa lagu eedeynayaa inay 6,000 oo Dollar  oo loogu talagalay Ololaheeda Doorashadeeda u isticmaashay si Shaqsiyadeed

 

 

Sources Somaliska.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews