berberatoday.com
Hogaamiyihii Dalka Algeria Abdelaziz Bouteflika Oo Is Casilay
April 3, 2019 - Written by Berbera Today

Aljeris(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Algeria Abdelaziz Bouteflika ayaa xalay ku dhawaaqay inuu iska casilay xilka madaxweynenimo, sidaasi waxaa iclaamisay wakaaladda rasmiga ah ee wararka u faafisa dowlada Algeria.

Ku dhawaaqistan ayaa ka danbeysay kaddib lix todobaad oo ay shacabka dalkaasi ku madaaharaadayeen guud ahaan dalka oo dhan, iyaga oo ku cadaadiyay in madaxweyne Boutiflika uu xilka isaga dago.

Go’aanka uu xilka isaga casilay madaxweyne Abdulaziz Bouteflika ayaa soo gaba gabeeyay muddo 20 sano ah oo uu xakumayay waddankaasi dhaca waqooyiga Africa.

Boqollaal ka mid ah shacabka ku nool caasimadda Algiers ayaa ku dabaaldagay wadooyinka.

War kasoo baxay dowladda Mareykanka ayaa lagu sheegay in mustaqbalka Algeria uu gacanta ugu jiro shacabka dalkaasi.

Sida uu qabo dastuurka dalkaasi, afhayeenka baarlamaanka ayaa si kumeel gaadh ah dalka u maamuli doono muddo 90 cisho ah, si loo diyaariyo doorasho ay shacabka kusoo doortaan hogaamiyahooda cusub.

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews