Nuxurka Farriinta Culus Ee Ay 7 Safiir Oo Reer Yurub Ahi Soo Gaadhsiiyeen Madaxweyne Biixi
April 4, 2019 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa shalay qaabilay 7 safiir oo ka kala socda Denmark, Switzerland, Finland, Norway, Sweden, Uk iyo Safiirka Midawga Yurub.
Weftigan oo siday farriin muhiim ah oo ku saabsan doorashada golaha wakiilada ee Somaliland oo markii lixaad ay muuqato inay dib u dhacayso, ayaa markii uu kulanku dhammaaday waxa saxaafadda la hadashay Ambassador Mette Knudsen oo ah safiirka waddanka Denmark waxaanay soo bandhigtay farriinta ay Madaxweynaha soo gaadhsiyeen iyo qodobadii ay ka wada hadleen, waxaanay tidhi