berberatoday.com
Dalka Masar”Haweenay Ugeeriyootay Hanjabaad Uu Tuug Kula Kacay !
April 4, 2019 - Written by admin

Cairo(Berberatoday.com)-Dhacdadan ayaa waxa markiiba ka hawl galay ciidammada Bileyska ee dalkaasi waxaanay isla markii ba ku guuleysteen in aqoonsadaan gacantana ku soo dhigaan ninkaasi tuug ah.

Kadib markii ay ciidammadu gacanta ku soo dhigeen ninkaasi ayaa waxa uu qirtay inuu falkaasi ku kacay waxa aanu yidhi, “Waxa aan deganahay goob u dhaw goobta ay deganayd haweenaydaasi waxaan ka war hayey in wiilka ay dhashay uu ka baxo guriga oo uu ka tego hooyadii oo qudha, waxaan go’aansaday in aan dhaco kana xado wixii ay haysatay”.

Tuugan ayaa qirtay in isagoo hubaysan uu u dhacay haweenaydaasi kadibna uu ku handaday inuu qudha ka jari doono, sidaasi awgeedna ay u geeriyootay naxdintii ay ka naxday.

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews