Guddoomiye Cusub Oo Loo Magacaabay Bangiga Dhexe Dawlada Xamar
April 5, 2019 - Written by admin
Muqdisho(Berberatoday.com)-Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi, ayaa loo magacaabey guddoomiyaha baanka dhexe ee Soomaaliya.
Cabdiraxmaan ayaa horey u ahaa la-taliyaha dhinaca dhaqaalaha ee raysal wasaare Khayre ayaa waxa uu haysta dhalashada dalka Norway waxaanu ka soo shaqeeyay haayado Gargaar oo caalamiya Waxaanay Saaxiibo dhawyihiin oo ilaa qurbaha soo taxan Rasul wasaaraha Dawlada Xamar Xasan Cali Khayre.