Daawo Muuqalka”Shirkada SBI Ee Axmed Cismaan Geele Oo Si Kulul Uga Jawaabtay Eedo Madaxtooyada Somaliland Ugu Yimi , Faah Faahina Ka Bixisay Damaca Madaxweynaha Jabuuti Iyo Deynta Ay Shirkadu Ka Aamaahatay Baan Jabuuti Kuyaala
April 5, 2019 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Afhayeen u Hadley Ganacsade Axmed Cismaan Geele ayaa waxaa uu si adag uga jawaabey eedeymo maalintii shalay aheyd uga yimid Madaxtooyada Somaliland , isla markaana waxaa uu faah faahin ka bixiyey khilaafka ka dhex qarxay Ganacsade Axmed Cismaan iyo Madaxweynaha Jabuuti halka uu ka bilowdey