berberatoday.com
“Hantida Axmed Geele Yaan Lagu Khamaarin …” Wasiirka Warfaafinta Somaliland Maxamed Muuse Diiriye”Daawo Muuqal
April 7, 2019 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka  warfaafinta Somaliland Maxamed Muuse Diiriye  ayaa waxaa uu ka   Hadley khilaafka ka dhex qarxay dawlada Jabuuti iyo Ganacsade Axmed Cismaan Geele , waxaana uu wasiirka uga digay dadka arintaasi ka hadlaya inay ku khamaraan Hantida Ganacsade Axmed Cismaan waa sida uu hadalka u dhigaye

Sidoo kale Wasiirka ayaa waxaa uu ka jawaabey hadalkii shalay ka soo yeedhay gudoomiyaha ku meel gaadhka ah ee xisbiga Waddani Xildhibaan Cabdiqaadir Jirde oo arintani shalay uga Hadley si kulul

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://youtu.be/zu31eeGBtHk?t=5

 

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews