Hargeysa(Berberatoday.com)-Siyaasi Cabdilaahi Jawaan ayaa ku baaqay in madaxweyne Muuse Biixi raali galin buuxda uu ka bixiyo hadalkii ka soo yeedhay afhayeenkiisa ee lagu eedeynaayey Ganacsade Axmed Cismaan Geele
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
Berberatoday.com