berberatoday.com
Nin Uu Maroodi Legday, Kadibna Uu Libaax Cunay
April 8, 2019 - Written by admin

Intee in la’eg ayay ku haleeli kartaa nasiib darada in maroodi iyo libaax isugu kaa tagaan.

Hagaag, nin loo malaynayo in uu ka tirsanyahay kooxaha xayawaanka ugaarsada ayaa la sheegay in uu libaax cunay waxyar kadib markii uu maroodi dhaawac xalis ah u geystay.

Saraakiisha kaynta Kruger Park oo ka mid ah kaymaha ugu waaweyn Afrika, kuna taala dalka Koonfur Afrika ayaa sheegay in ay heleen qeyb yar oo ka mid ah jidhka ninkii uu libaaxa cunay.

Agaasimaha kaynta ayaa yiri “In lug lagu soo galo kayntan ma ahan arrin munaasab ah, halis badan ayaa ka dhalan karta, waxaana jira caddeymo taas muujinaya oo dhacay”.

Kayntan ayaa waxa ay wajahaysaa dhibaatooyin badan oo dhanka ugaarsiga ah xilli dalabka foolka maroodiga iyo wiyisha ee qaaradda Aasiya uu sii kordhayo.

Maalintii sabtidii garoonka Hong Kong waxaa lagu qabtay fool wiyil oo qiimaheeda suuqa madoow lagu qiyaasay $2.1 milyan.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews