berberatoday.com
Ukrain: Libaax Isku Dayey In Uu Qudha Ka Jaro Tababbarihiisa & Sababta Keentay !
April 8, 2019 - Written by admin

Kiev(Berberatoday.com)-Dadka u dhashay dalkaasi Ukrain ayaa waxay baraha bulshada aad ugu qaadaa dhigeen Libaax isku dayey inuu qudha ka jaro tababbarihiisa.

Libaaxa ayaa waxa uu ka mid ahaa raxan libaaxyo ah oo uu tababbarahaasi soo bandhigayey qaabka ay u tababbaran yihiin, balse libaaxaasi ayaa mar kaliya gadooday waxa aanu isla markiiba ku booday tababbarihiisa, laakiin markii uu tababbarahaasi u adeegsaday luuqad ay isla yaqaanaan ayaa waxa uu dib ugu noqday halkii uu taagnaa markii hore.

Tababbarahani ayaa waxa uu sheegay in aanu wax dhibaato ah qabin wallaw uu sheegay in cidiyaha libaaxaasi ay mudeen isla markaana uu soo gaadhay dhaawac yar oo khafiif ah.

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews