berberatoday.com
Qodobo Ka Soo Baxay Kulankii Madaxweyne Muuse Biixi Iyo Ganacsade Axmed Cismaan Geele
April 10, 2019 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Guddi Ganacasato oo isu xilqaamay furdaaminta arrinta ganacsade Axmed Cismaan Geelle ayaa kulankoodii ugu horeeyay la yeeshay Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi.

Kulankan oo aan warbaahinta loo ogolayna ayaa waxa ay ilo wareedyo u dhuun daloolaa xaqiijiyeen in uu ku soo dhamaaday Jawi is faham isla markaana ay ka soo baxeen dhawr qodob oo kala ahaa

1-in Gabi ahaanba la’laalo maxkamada ay codsadeen jabuti iyo bangigu

2- in ay arinta u dhaxaysa bangiga iyo ganacsade Axmed Cisman ay galaan gudida ganacsatada Somaliland dawlada Somaliland na ay Ku qanacsantey waxa ay Ka soo go’aamiyaan

3- in dawlada Somaliland ay dusha u ridato siday uga doonilahayd Jabuuti 128m ee ganacsade Axmed Cisman kaga maqan dalkaasi.

Sidoo kale warku waxa uu intaasi ku darayaa in la iskula qaatay in la joojiyo weedhaha ay labada dhinac isu marinayaan warbaahinta maxaliga ah.

Dhawrkii maalmood ee la soo dhaafay arrinta ganacsade Axmed Cismaan Geelle oo ah ganacsade Somaliland geliyay maal gashi badan ayaa waxa ay qabsatay warbaahinta, ka dib markii la soo ogaaday in Dacwad ay soo maleegtay dawladda Djabouti loo soo raray Somaliland

 

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews