berberatoday.com
Masuuliyiin Kasocda Wasaarada Xanaanada Xoolaha Iyo Horumarinta Kaluumaysiga Somaliland Oo Qufishay Xarun Haayad Wadaniyi Usamaysay Dayactirka Gaadiid Kaluumaysiga Berbera
April 10, 2019 - Written by admin

Berbera(Berberatoday.com)-Saraakiil Sare oo ka Socotay wasaarada xanaanada Xoolaha iyo kaluumaysiga oo Qufushay Geerashkii dayactirka Doonayaha ee Dhawaanta ay samaysay Haayada Wadaniga ah ee Fair Fishing oo Kaluumaystada iyo Xirfadlayashaba caawisa,,

Axmed Aadan Madoobe oo ah Agaasimaha waaxda kaluumaysiga ee wasaarada xananada xoolaha iyo kaluumaysiga iyo cabdikariin xirsi farax oo ah latilyaha arimaha kaluumaysiga wasiir xasan gaafaadhi ayaa labadii casho ee u danbeeyayba joogay berbera waxaana la sheegay safarkoodu inuuu daaranaa sidii aay ula wareegi lahaayeen shaqada aay berbera ka hayso hay,ada fair fishing oo Somaliland heshiis kula jirta ah taakulaynta kaluumaysatada ah, Wararka aanu ka helnay illo xog ogaala ayaan noo xaqiijiayay in labadaa masuul aay ku amreen maamu;aha hay,ada fair fishing yuusuf cabdilaahi guuleed in uu ku wareejiyo xarunta baraf dhaliayaha iyo geerashka ka lagu dayactiro gadiidka bada oo dhawaan uun hay,adu samaysay, Sida lanoo xaqiijiyayana Gudoomiyaha Hay,ada fair Fishing wuu ka diiday dalabkoodaa waxaanu u sheegay saraakiishan waaxda kaluumaysiga ee wasaarada ka socday in aanu awoodaa lahayn in uu wax wareejiyo iyaguna aanay Awood u lahayn in ay wax la wreegaan

,Arinkaninan yahay mid utaala masuuliyiinta sare ee hay,ada fair fishing iyo madaxad sare ee wasaarada xanaanada xoolaha iyo kaluumaysiga, Dabcana waxaany ugu jawaabeen masuulkan Gudoomiayah ka ah Hay,ada fair Fishing Somaliland in Awood loosoo siisay sahaqadan inkastoo wasiirkii wasaaaradu ku maqan yahay arimo caafimad dalka dibadiisa waxay u sheegeen in wasiir ku xigeenkiii wasaarada Yurub Abiib iyo agasimaha guudba la ogyihiin, Waxana ku saxeexnaa warqada Yurub Abiib Intasi kadib labada masuul ee ka socday wasaarad xanaada xoolaha waaxdeeda kaluumaysiga waxay u tageen badhsaabka gobolka saaxil waxany usoo bandhigeen shaqad aay u yimadeen sid xogo aanu ku helnayna badhasaabku wuu dejiyay Waxaanu u sheegay in Qoraalkan aanu wax og ah ku lahayn oo si toosa aay ugu socoto hay,ada fair fishing, laakiin dheg jalaq umay siinin ee quful ayaay kusoo dhufteen qaybta geesrshaka ah ee doonyaha lagu dayac tiro, Hadaba hay,ada fair fishig waxaay heshiis la gashay Xukuumada Somaliland sanadkii 2016 ,Heshiiskasina wuxuu dhigayay in mudo saedx sano ah aay taakuleeyaan kaluumaystada qalab iyo tabobarbana ay siiyaan, Sida La xaqiijiyayana Shan magaalo oo somalilan ah waxay ka sameeyeen xarumo barafdhaliye Sida saylac+ laasqoray+ Bulaxar+ Berbera iyo Burco Dhamaantoodna Xarumahaasi way shaqeeyaan dadna waa loo tabobaray, waxay Bixyeen tabobaro iyo qalaba Mudadii Heshiiskana waxaa ka hadhay sadex Bilood, Laakiin Mar aanu wax ka waydiinay Masuulka fair Fishing Gudoomiyaha u ah Somaliland Wuxuu Noo hseegay in aanu garanayn sababta xiligan mushkilada keenaty waxaanu intaa ku daray in shirkad aahan aanay jabinayanin heshiiskii aay la galeeen Somaliland diyaaarna u yihiin waqtigeeda in ay aay dalak Somaliland ku wareejiyeen tacab badan iyo kaluumaystao xirafad leh oo qalabaysan,

 

 

 

Wariye Yasin Jaamac Cali 

Berbera Somaliland

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews