Maxkamada Gobolka Maroodijeex Oo Bulshada U Soo Bandhigtay Gaadhi Ay Xaraashayso.
April 11, 2019 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-maxkamada Gobolka Maroodijeex ayaa shaacisay inay xaraashayso gaadhi noociisu yahay iska rogo wiish oo lambarkiisu yahay SL NO 71984 oo ay leedahay shirkada Bare Fuel Station.