Labada Professor Ee Samatar Iyo Galaydh Iyo Aqoonyahankii Burco Maxaa Kala Qabsaday?
April 20, 2019 - Written by Berbera Today
Burco(Berberatoday.com)-Madal ay ku kulmeen aqoonyahanka gobolka togdheer iyo Labada Professor ee kala ah Professor Cali Qaliif Galaydh Iyo Professor Axmed Ismacil Samatar.
Madashaas waxay ahayd mid in muddo ah la sugayay qabsoomideeda, aqoonyahanka gobolka togdheerna ay rajaynayeen inay noqoto madal faa’iidadeeda leh.
