Halkan Ka Akhriso Heshiiska Ay Arimaha Doorashooyinka Ka Gaadheen Xisbiyada Kulmiye Iyo Ucid
April 23, 2019 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Labada xisbi ee Kulmiye Iyo UCID ayaa waxaa ay maanta shaaciyeen in uu gabi ahaanba fashilmay shirkii mudo sanad ah u socdey saddex xisbi ee Somaliland sidaas awgeed-na ay labadooda xisbi ee UCID iyo Kulmiye ay gaadheen heshiis ka kooban lix qodob