berberatoday.com
Daawo Muuqalka”Gudoomiye Cabdiraxmaan Ciro Oo Dalka Si Balaadhan Loogu Soo Dhaweeyey Kana Hadley Heshiiskii Shalay Ee Labada Xisbi Iyo Madaxtooyada Cusub Dhulka Laga Dhisayo
April 24, 2019 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Ciro ayaa maanta dalka si balaadhan loogu soo dhaweeyey kadib  safar uu muddo ugu maqnaa dalka dibadiisa .

Gudoomiye Ciro ayaa si adag uga Hadley heshiiskii ay shalay arimaha doorashooyinka ka gaadheen xisbiyada  Kulmiye iyo UCID waxaana uu sheegay in labadaas xisbi ay anbadeen isla markaana aaney suurto gal marnaba noqon doonin in masiirka Somaliland laba xisbi ka go,aan gaadhaan

“ Shalay Labadii Xisbi Ee Kulmiye Iyo UCID waxay soo saaren wax ay heshiis ku sheegeen go,aan kaasi muu aheyn , waxaynu  ku macneen karnaa oo kaliya in uu ahaa shahaadadii dhimashada ee dimuqraadiyada Somaliland  , waxaana aannu u sheegaynaa in aaney si naba suurto gal u noqon inay laba xisbi yidhaah-daan anaga ay masiirka Somaliland ka go,aan gaadheynaa intay gaar u tashadaan “ ayuu yidhi

Sidoo kale Gudoomiye Ciro waxaa uu si kulul uga Hadley dadka laga qaadey dhulka laga dhisaayo madaxtooyada cusub iyo dhibaatooyin xun oo xukuumadu ku hayso saxaafada madaxa banaan .

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

 

https://youtu.be/keE1gvoQwy0

 

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews