berberatoday.com
War-Saxafadeed Kasoo Baxay Shirkada Shiidaalka Ee Red Sea Oo Lagu Faahfaahiyay Markab dalka Imaraatka Carabta Kaga Xanibnaa Oo La Soo Daayay Iyo Cida Gacanta Ka Gaysatay
April 26, 2019 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-War-saxadeed kasoo baxay maamulka sare ee shirkada red sea Petrolium ayaa lagu faah faahiyay soo daynta markab shidaal oo Mudo ka xanibnaa Dalka Emaaraadka carabta.

Sidoo kale maamulka Red sea ayaa  Madaxwaynaha somaliland uga mahad celiyay doorkii uu ka qaatay soodaynta markab shidaal usiday Ee mudada xayirnaa Sidoo kale maamulka red sea waxay isaga fogooyeen hadal kasoo yeedhay siyaasi madax banaan oo hore madaxwaynaha ugu eedeeyay arimo shirkada la xidhiidha.

Halkan Ka Daawo Warkan Oo Faah Faahsan

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews