berberatoday.com
Booliska Oo Xabsiga U Taxaabay Afhayeenka Wasaarada Arimaha Gudaha Somaliland
April 26, 2019 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Ciidamada Booliska Somaliland ayaa waxaa ay maalintii shalay aheyd ay xabsiga dhigeen Afhayeenkii Wasaarada arimaha gudaha Somaliland Jamaal Mahdi .
Afhayeenka la xidhay ayaa lagu eedeyey in uu aflagaado iyo eedeymo uu bartiisa Facebook ku soo qoray u jeediyey ciidanka Booliska Somaliland iyo madaxda dalka .
Afhayeenka oo xidhiidh warbaahinta la soo sameeyey ayaa yidhi
“ Wasiirka arimaha gudaha ayaa aniga oo jooga xafiiskayga iiso diray agaasimaha guud kaas oo ku soo amray inuu xafiiska layga saaro furahana layga wareejiyo
Maraan furihii ku wareejiyo agaasimaha waxa markiiba anigoo hortaagan xafiiskayga iqabtay taliyaha tubataariyada iyo ciidan uu wato.
Waxa lay geeyay CID-da waxaanay ii sheegeen in laygu haysto qoraal Facebook kayga ku qoran
Hore wasiirku isga oo aan warqad iiso qorin ina ogaysiin waxa uu xafiiska keenay wiil uu isagu keensaday. Tani waxay daba socotaa siduu wasiirku xafiiska iiga saari lahaa xadhigana isagaa ka danbeeyay
Waxa laydiiday in ay qoyskaygu i arkaan waxaana laygu xidhay qol gaar ah.” Ayuu yidhi
Halkan Hoose Ka Akhriso Qolaadii Uu Facebook-giisa Dhigay

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews