”Madaxweynuhu Taladii Ayuu Isku Koobay..” Mujaahid Cali Guray”Daawo Muuqal
April 26, 2019 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Mujaahid Cali Guray oo ka mid ah siyaasiyiinta xisbiga Kulmiye ayaa waxaa uu sheegay in madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi uu isku koobay taladii dalka
Cali Guray ayaa tusaale u soo qaatey hadii ay laba islaamood ay is qabsadaan in aaney dhamaaneen ilaa xafiiska madaxweynaha ay gaadho oo uu madaxweynuhu go,aan ka gaadho
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://youtu.be/Z3lV7mB0MFE