War Deg Deg Ah”Xisbiyada UCID Iyo Kulmiye Oo War Ka Soo Saaray Kulamo Ay La Yeesheen Kominshanka Doorashooyinka Somaliland”Daawo Muuqal
April 27, 2019 - Written by Berbera Today
Hargeysa(BErberatoday.com)-Xisbiyada UCID Iyo Kulmiye ayaa waxaa ay maanta war ka soo saareen kulamo ay la yeesheen kominshanka doorashooyinka Somaliland isla markaana ugu soo bandhigayeen heshiiskii ay labadan xisbi ka gaadheen arimaha doorashooyinka
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://youtu.be/_lhkgvF8Etg?t=43
Berberatoday.com