berberatoday.com
Daawo Muuqalka”Madaxweynaha Puntland Oo Dawlada Farmaajo Ku Eedeyey Inay Ku Takri Fashay Awood Qaybsigii
April 28, 2019 - Written by admin

Garoowe(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa habeenkii xalay Shir jaraa’id oo ku qabtay xarunta madaxtooyada Puntland ee Garoowe wuxuu kaga hadlay natiijada safarkii uu ku tegay wadamada Imaraadka carabta iyo dalka Kiiniya, khilaafka federaalka iyo maamul goboleedyada ayuu sidoo kale khudbadiisa kaga hadlay isagoo dhaliil u jeediyay Xukuumada ay garwadeenka ka yihiin madaxweyne Farmaajo iyo Ra’isul Wasaare Xasan Cali Khayre

Wuxuu khudbadiis inteeda badnayd kaga hadlay khilaafka siyaasadeed ee dowladda federaalka iyo maamul goboleedyada, isagoo sheegay inuu welweli weyn ka qabaan sida dalk loo maamulayo iyo halka uu ku socdo

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

 

 

 

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews