Daawo Muuqalka”Profesor Ismaaciil Hure Buubaa Oo Shaaciyey Arimo Ay Ka Wada Hadleen Madaxweyne Farmaajo Oo Ay Dalka Qatar Ku Kulmeen
April 29, 2019 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Prof Ismaciil Hurre Buubaa ayaa waxaa uu markii ugu horeysay uu shaaciyey in dalka Qatar ay ku kulmeen madaxweyne Farmaajo mar uu safar halkaasi ku joogay isla markaana waxaa uu soo bandhigay arimo uu xusay inay ka wada hadleen
Sidoo kale Prof Buubaa ayaa waxaa uu si adag uga digay faro galin qaawan oo uu sheegay in dawlada Imaaraadka Carabtu ay ku wado doorashooyinka Somaliland
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan