berberatoday.com
War DegDeg Ah:Gaadhi Xamuul Ah Oo Caawa Laga Qafaashay Magaalada Tog-Wajaale T
April 29, 2019 - Written by admin

Tog-Wajaale)Berberatoday.com)-Waxa caawa fiidkii laga afduubtay gaadhi xamuul ah,oo rarnaa oo ahaa nooca loo yaqaano sideed boolaha badhtamaha Magaalo Ganacsiyeedka Tog-Wajaale.
Gaadhigan ayaa waxaa lahaa nin itoobiyaan ah oo ka soo jeeda beesha jaarsada isla markaasina ma jiro war rasmi ah oo ay ka soo saareen hayadaha amaanka iyo maamulka tog wajaale balse waxay sheegayaan wararka aanu ka helayno ilo xog ogaal ahi in gaadhiga uu afduubtay nin reer Somaliland ah oo ka soo jeeda gobolka oodweyne.ninkaasi oo sida la sheegay hore gaadhi uu lahaa ugu xumaaday deegaanka jaarsada ee itoobiya kadibna dadkii deegaanku ka fadhataysteen gaadhigiisii ayaa waxuu u afduubay gaadhigan si uu ugu aargudo gaadhigaa uu lahaa.
Markii uu afduubay waxa uu ula kacay jihada bari ee magaalada tog wajaale waxayna wararku intaas ku darayaan in ciidamada amaanku ku daba jiraan ninkaasi gaadhiga afduubtay

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews