berberatoday.com
Dib U Habayn Laga Bilaabay Garoonkii Diyaaradaha Magaalada Boorama
April 30, 2019 - Written by Berbera Today

Borama(Berberatoday.com)-Iyadoo mudooyinkii u danbeeyay laga dhursugayay dhismaha iyo furitaanka garoonka diyaaradaha ee magaalada Boorama ee Aadan Isaaq, ayaa waxaa maanta dib u habayn balaadhan ka bilaabay garoonkaasi masuuliyiinta dawlada hoose ee degmada Boorama oo uu horkacayo Maayirka gobolka Awdal, Badhasaabka, Xilddhibaano iyo masuuliyiin kale.

Dhinaca kale maamulka gobolka Awdal iyo Masuuliyiintii ka soo qayb galay dib u habaynta lagu samaynayay garoonka magaalada Boorama, ayaa ugu baaqay qurba joogta, shacabka Boorama, Hay”addaha kala duwan in laga qayb qaato dhismaha garoonkaasi, waxaanay bulshada ugu bushaareeyeen in duulimaadyadii garoonkaasi ka bilaabmi doonaan todobaadyada soo socda.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

 

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews