Daawo Muuqalka”Gudoomiye Cabdiraxmaan Ciro Oo Shir Jaraa’id Xaalada Dalka Kaga Hadley”Maxamed Kaahin Qori Dab Leh Ayuu Dalka Kula Wareegayaa …”Hadii Muuse Dadka Kala Qeybiyo Qaarkood Madaxweyne La,aan Maayaan
April 30, 2019 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Ciro oo maanta shir Jaraa’id saxaafada u qabtey waxaa uu si adag uga hadley xaalado adag oo uu sheegay in uu maanta dalka ka jirto
Gudoomiye Ciro ayaa hanjabaado iyo digniino is barkan u diray xukuumada madaxweyne Biixi , waxaana uu cadeeyey in wasiir Maxamed Kaahin uu Somaliland qori dableh kula dhex wareegaayo
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan