War Deg Deg Ah”Ciidamada Booliska Hargeysa Oo Xabsiga Utaxaabay Gudoomiyihii Garabka Dhalinyarada Xisbiga Waddani Maxamed Sidiiq Dhamme
May 1, 2019 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Ciidamada Booliska Soamliland ayaa xabsiga u taxaabay Guddoomiyaha Garabka dhalinyarada xisbiga waddani Maxamed Sidiiq Dhamme sida uu xaqiijiyay Xoghayaha Duulista Hawada Xisbiga Waddani Nuuradiin Ibraahin
weli ma cadda sababta loo xidhay laakiin waxa loo malaynayaa in loo xabsiyay maalintii shalay qoraa uu qoray kaas uu ku dhaliilayo Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi Iyo Xukumadiisa waana sababta loo malaysan karo Xadhiga Masuulkan.