Daawo Muuqalka”Ciidanka Booliska Somaliland Oo Ka Hadley Xadhiga Gudoomiyaha Dhalinyarada Xisbiga Waddani
May 2, 2019 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Afhayeenka ciidanka Booliska Somaliland Gashaanle Sare Faysal Xiis Axmed ayaa waxaa uu ka Hadley sababtii ay ciidamada booliska Somaliland u xadheen gudoomiyihii garabka dhalinyarada xisbiga Waddani Maxamed Sadiiq Dhamme .
Afhayeenka ayaa waxaa uu ku eedeyey gudoomiyaha Dhalinyarada Waddani in uu sameeyey hadali kicin dadweyne ah isla markaana uu aflagaado u geystay madaxda sare ee qaranka
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan