Xukuumadda Somaliland Oo Ku Dhawaaqday Curashada Bisha Barakeysan Ee Ramadaan
May 6, 2019 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka Diinta iyo Awqaafta JSL Mudane Sh Khaliil Axmed ayaa sheegay in caawa kow tahay bisha barakeysan ee Ramadaan, isla markaana laba muwaadin oo reer Somaliland ahi ay bisha ka arkeen deegaanka Ceegaag ee Gobolka Sanaag.
Wasiirka oo arrintaasi ka hadlayaana waxa uu yidhi sidan:-