Daawo Muuqalka”Wasiir Cabdillahi Abokor Oo Si Adag Ugu Jawaabay Wasiiradii Hore Ee Xisbiga Waddani Katirsan Oo Dhaliilo Ujeediyay Xukumada Madaxweyne Muuse Biixi
May 6, 2019 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka Horumarinta Gadiidka Somaliland Cabdilaahi Abokor Cismaan ayaa waxaa uu warbaahinta jawaab u mariyey siyaasiyiinta Xirsi Cali Xaaji Xassan , Ismaciil Yare Iyo Xildhibaan Xussen Axmed Ceydiid oo shalay xukuumada eedeymo culus u jeediyey
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan