“18 May Maalin Qaran Ma Aha Waa Maalin Beesha SNM …” Xildhibaan Dhakool”Daawo Muuqal
May 9, 2019 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xildhibaan Dhakool oo ka mid ah mudanayaasha golaha wakiilada ee ka soo jeeda gobalka Sool ayaa waxaa uu sheegay in maalinta 18 May aaney aheyn maalin qaranka balse beelaha daraf-yadu u yaqaanan maalin madow