Alle Ha Unaxariisto Xildhibaan Xaaji Cabdikariim Xuseen(Cabdi Waraabe)Oo Hargeysa Ku Geeriyooday
May 10, 2019 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xildhibaan Xaaji Cabdi Kariin Xuseen(Cabdi Waraabe) oo ka tirsanaa mudanayaasha aqalka golaha guurtidda somaliland ayaa maanta ku geeriyooday magaaladda hargaysa.
Xildhibaanka ayaa waxa uu ku jiraa shaqsiyaadka faro ku tiriska ah ee dhidibada u taagay nabad iyo xasilinta somaliland,waxaana uu ka soo qayb qaatay shirarkii badnaa ee lagu yagleelay somaliland.