Daawo Muuqalka”Taliska Ciidanka Booliska Somaliland Oo Ka Hadley Sababta Ay U Xidheen Xildhibaan Dhakool
May 10, 2019 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Taliska ciidanka booliska Somaliland ayaa waxaa uu ka Hadley isla markaana uu faah faahiyey sababta ay xalay xabsiga u dhigeen xildhibaan Dhakool oo ka mid ahaa mudanayasha golaha wakiilada Somaliland
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan