Tirada Dad Tahriibayaal ah Oo Ku Dhintay Doon Ku Dagtay Badda Mediterranean-Ka T
May 11, 2019 - Written by admin
Tunisia(Berberatoday.com)-Dad tiradooda lagu sheegay 65 qof ayaa dhintay kadib markii doon ay saarnaayeen oo ay ku tahriibayeen ay kula dagtay Badda Mediterranean-ka, markii ay ka ambabaxeen xeebta dalka Tunisia.
Doontan ayaa siday dad qaxoonti iyo muhaajiriin ah oo doonayey inay doon kaga safraan xeebta dalka Tunisia, waxaana ku dhintay 65 qof, sida ay xaqiijisay hay’adda qaramada midoobay u qaabilsan qaxoontiga ee UNHCR.