berberatoday.com
Madaxweynihii Hore Ee South Africa Jacob Zuma Oo Maxkamad Waajahaya
May 20, 2019 - Written by admin

Johnsburg(Berberatoday.com)-Madaxweynihii hore ee Koonfur Afrika, Jacob Zuma ayaa maanta maxkamad lasoo taagay isaga oo u dagaalamaya in eedeymo musuq maasuq oo ka dhan ah la baabi’iyo.

Eedeymahan oo la xidhiidha  heshiis hub oo dhacay sanadihii sagaashaamaadka, ayaa laga laabtay toban sano ka hor, waxyar un ka hor inta uusan Zuma noqon madaxweyne.

16 ka mid ah dacwadahan oo dib loo soo celiyey sanadii 2016, ayuu Zuma sheegay inay dhiiri-geliyeen arrimo siyaasadeed. Waxaa dacwadaha ka mid ah wax is-daba marin, dambiyo abaabulan, musuq-maasuq iyo been xalaaleyn lacag.

Waxaa ku jira lacag qarsoon oo Zuma dib looga siiyey heshiis hub oo dhex maray Yurub iyo Koonfur Afrika.

Wakiil ka tirsan shirkadda hubka ee Faransiiska ee Thales SA ayaa sidoo kale wajahaya eedyemo la mid ah kuwa Zuma.

Zuma ayaa markii heshiiska uu dhacayey ahaa madaxweyne ku xigeen.

Zuma iyo shirkadda Thales labadaba waa ay beeniyeen inay wax qalad ah sameeyeen, waxayna doonayaan in la joojiyo dacwaddan.

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews