Wafti Ka Socda Xisbiyada Kulmiye Iyo Ucid Oo Gaadhay Magaaladda Nairobi Ujeedada Socdaalkooda!
May 22, 2019 - Written by admin
Nairobi(Berberatoday.com)-Wafti ka socda labada xisbi ee kulmiye iyo ucid ayaa safar ugu kucitimay magaalada nayrobi ee dalka Kenya ujeedad safarkooda ayaa ah sidii ay kulamo ula soo yeelan lahaayeen wadamada Somaliland ka taageera dhinaca doorashada iyagoo kulamo kala duwan La Yeelan doona Beesha Calaamka, Khaasatan Dawladaha Dimquraadiyada Iyo Doorashooyinka ka Taageera jsl.
