“Ma Jiro Wax Horumar Ah Oo Laga Sameeyey Wada Hadalka Somaliland Iyo Soomaaliya..” Xoghayaha Guud Ee Qaramada Midoobay António Guterres
May 26, 2019 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay António Guterres, ayaa sheegay inaan wax horumar ah laga gaadhin wada hadalada Somaliland iyo Soomaaliya.
Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay ayaa warbixinta uu saddexdii biloodba mar u gudbiyo golaha ammaanka ee ku saabsan Somaliland iyo Soomaaliya, wuxuu kaga hadlay kulankii bishii February dhex maray Madaxweyne Biixi iyo Raysalwasaaraha Itoobiya Abiye Axmed oo uu sheegay inuu Madaxweyne Biixi ku balan qaaday inuu la shaqayn doono dawladda Muqdisho. Warbixintiisa wuxuu xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay ku yidhi