Akhriso Magacyada 14 Ka Mid Ah Maxaabiista La Sii Daayey Ee Lagu Qabtay Dagaaladii Puntland Iyo Somaliland
May 28, 2019 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xukuumada somaliland ayaa si rasmi ah u shaacisay inay xoriyadooda u celisay qaar ka mid ah maxaabiistii maamulka Puntland lagaga qabsaday dagaaladii ugu dambeeyey.
Madaxweynaha somaliland ayaa fuliyey balanqaadkaas oo uu ku soo bandhigay khudbadii uu jeediyey xuska 18-ka May, iyada oo maantana si rasmi ah loo fuliyey.
Halkan Hoose Ka Akhriso Magacyada 14 Ka Mid Ah Maxaabiista La Sii Daayey