”Maanta Waxaa Inagu Bilaabantay Dhaqanadii Reer Yurub Ee Islaamka..Xildhibaan Dheeg”Daawo Muuqal
May 31, 2019 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xildhibaan Dheeg oo kamida golaha guurtida somaliland ayaa sheegay in dalka la keenay dhaqanadii reer galbeedka oo diinta islaamka lidi ku ah.