Diblomaasi Maraykenka Ah Oo Loo Magacaabay Danjiraha Qaramada Midoobay Ee Soomaaliya
May 31, 2019 - Written by admin
New York(Berberatoday.com)-Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobey Antonio Guterrs ayaa James Swan oo ah diplomaasi u dhashey dalka Mareykanka waxaa uu u magacaabay in uu noqdo Ergeyga gaarka ah ee xafiiska siyaasadada ee Qaramada Midoobe ee Soomaaliya(UNSOM).
