Daawo Muuqalka”Wasiir Cabdiqani Caateeye Fariid Oo Madaxweyne Muuse Biixi Uga Mahad Celiyey In Isagoo Da,a Yar Uu Ka Dhigay Wasiirada Wasaaradaha Cadaalada Iyo Gaashandhiga
June 3, 2019 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka wasaarada Gaashandhiga Somaliland Cabdiqani Maxamuud Caateeye Fariid ayaa waxaa uu madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi uga mahad celiyey in isaga oo da,a yar uu ka dhigay isla markaana u gartey inuu noqdo wasiirka wasaaraha Cadaalada oo uu hore wasiir uga soo noqdey iyo Wasaarada Gaashandhiga oo uu hada wasiir ka yahay
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://youtu.be/gZRI2lBVYvw?t=1