berberatoday.com
Madaxweynaha Eritrea Oo Qaabilay Masuul Reer Somaliland Ah
June 3, 2019 - Written by admin

Asmara(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Ereteriya Isaias Afwerki iyo wasiirkiisa arrimaha dibadda Cismaan Saalax Maxamed ayaa qaabilay ergayga Somaliland u qaabilsan Qaramada Midooobay Mudane Maxamed Warsame Ducaale oo gaadhay magaalada Asmara ee xarunta Ereteriya

 

Labada dhinac ayaan wax faah faahin ka bixin kulanka dhexmaray masuuliyiinta ugu saraysa dalka Eritrea iyo wakiilka somaliland ee qaramada midoobay ku dhexmaray Asmara.

Somaliland iyo Eritrea ayaa yeeshay xidhiidh dhaw tan iyo wixii ka dambeeyey markii wefti culus oo ka socda xukuumada Asmara ay yimaadeen somaliland, taas oo bilaw u noqotay cilaaqaad dhexmara labada dal.

 

 

Sources Hadhwanaagnews.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews