Daawo Muuqalka”Wasiir Waran Cade Oo Ka Jawaabey Warqad Codsi Ah Oo Ay Dawlada Somaliya Sheegtey In Uu U Soo Diray
February 1, 2016 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka arimaha gudaha somalilan Cali Maxamed Waran Cadde Oo Kamid ahaa Waftidii Madaxwaynaha Somaliland ku wahelinaysay socdaalkii uu ugu baxay gobolada bariga somaliland oo hada ku sugan magaalada burco ayaa jawaab ka bixiyay warqad codsi ah oo dawlada somalia sheegtay inuu usoo diray wasiir cali Waran Cadde Waxaana uu Sheegay Wasiirku Inaanay waxba ka jirin warkaasi warqaduna ay tahay mid Foojari ah isla markaana Sida uu wasiirku carabka ku dhuftay uu dabada ka riixayo madaxwaynaha somalia Xasan Sheekh Maxamuud Wasiir Cali waran cadde oo arimahaasi ka hadlaya ayaa waxa kamid aha hadaladisii sida tan.