Maayarka Caasimada Somaliland Cabdiraxmaan Soltelco Oo Ka Warbixiyay Shir Caalami Ah Oo Uu Kaga Gaybgalay Magaalada Nayroobi,
June 7, 2019 - Written by admin
Hargaysa(Berberatoday.com)-Maayarka Caasimada Hargaysa cabdiraxmaan mxamuud caydiid soltelco ayaa ka warbixiyay safar uu ku tagay magaalada nayroobi dalka kenya iyo shir caalami ah oo uu kaga qaybgalay halkaasi.
