berberatoday.com
Garyaqaan Siciid Geeljire Oo Si Faahfaahsan Uga Hadlay Waxa Sharcigu Ka Qabo In Wasiir Laba Wasaaradood Wada Maamulo
June 8, 2019 - Written by admin

Hadii aan wasaarad lahayn #wasiir kuxigeen,mamul ahan waa macqul in wasiir kale xilkii wasarada si kumeel gaadh ah loogu siidhiibo,balse hadii wasaradi ay leedahay wasiir iyo wasiir kuxigeen,maamul ahaan iyo sharci ahaanba waa khalad in marka wasiirku maqanyahay,#wasiir kuxigenkiina joogo in wasiir wasaarad kale sikumelgadh ah loogu sii dhiibo .
Bal ufiirso xeerka kala xadaynta nidaamka xukumada .
Qodobka 23aad
Awooddaha iyo W aajibaadka W asiiru-Dawlayaasha
Xilka iyo Waajibaadka Wasiiru-dawlaha waa:
1. In uu ka madax noqdo Waaxda ama qaybta
Wasiirku u xilsaaro ee muhiimka u ah isku
xidhka arrimaha siyaasadda guud ee wada
shaqaynta hay’addaha’ Wasaaraddaha, iyo
laamaha kale ee dowladda si waafaqsan
higsashadda qorshashaha guud ee
xukuumadda.
2. Inuu ka caawiyo, kalana talliyo wasiirka
fulinta iyo meel marinta hawlaha
Wasaaradda iyo himilooyinkeeda.
3. In uu ka gacan siiyo wasiirka hawl kasta oo
la xidhiidha hawlaha Wasaaradda si ay u
muuqato in Wasaaraddu cagta ku hayso
himilooyinka horumarineed ee loo igmadday.
4. In uu si ku meelgaadh ah u fuliyo xilka
wasiirka marka uu maqanyahay ama gudan
karri waayo xilkiisa, ama jagadu
banaanaato hadaan si kale xeer u jideyn.
5. Marka ay jiraan in ka badan hal wasiiru
dawle, hadaan Madaxweynuhu midkood si
gaara ugu xilsaarin xilka Wasaaradda, wuxuu
wasiirku midkood u sii xilsaari karaa sii
wadida hawsha Wasaaradda, markuu
maqanyahay.
Qodobka 24aad
Xilka iyo Waajibaadka W asiir Ku-Xigeenka
Wasiirk kuxigeenku wuxuu:
1. #Leeyahay #xilka iyo #waajibaadka #wasiiru-dawlaha
marka aan #Wasaaraddu lahayn #wasiiru dawle.
2. Ka caawiyo wasiirka hawlaha iyo shaqada
Wasaaradda.
3. In uu qabto wixii uu u xilsaaro Wasiirku.
4. In uu ka madax noqon karo qayb ama waax
marka wasiirku u igmado.
5. In uu qabtaa hawshii kale ee wasiirku u igmado.
6. Iyo xilka iyo waajibaadka kale e ay u xilsaaraan
Xeerarka dalku.

No photo description available.
Image may contain: 1 person, sitting
COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews