Daawo Muuqalka”Hordhaca Barnaamij Xiiso Badan Oo Ka Waramaya Magaalada Dire Dhaba Ee Dalka Itoobiya
June 8, 2019 - Written by admin
Diridhaba(Berberatoday.com)-Halkan kaga bogo hordhaca barnaamij xiiso badan oo wariye ka tirsan warbaahinta Africa Telegram Tv uu ka diyaariyay taariikhda magaalada diri dhaba oo ah caasimada labaad ee dawlada fadaraalka itoobiya.
