berberatoday.com
Dr. Bur-saliid Iyo Rag Kale Oo Soomaali Ah Oo Dolwadda Kenya Maxkamad Soo Taagtay Iyo Sababta
June 8, 2019 - Written by admin

Nairobi(Berberatoday.com)-Afar dhalinyaro ah oo uu ka mid yahay Dr Ibraahim Faarax Bursaliid oo ah Aqoonyahan Soomaaliyeed oo siweyn uga faalooda arrimaha siyaasada Soomaaliya iyo guud ahaanba Geeska Africa ayaa maanta ka soo hor muuqday maxkamada ku taala magaalada Nairobi.

BURSALIID IYO XUBNO KALE OO MAXKAMAD KENYA KU TAAL LA SOO TAAGAY 2019

BURSALIID IYO XUBNO KALE OO MAXKAMAD KENYA KU TAAL LA SOO TAAGAY 2019

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Afarta dhalinyarrada ah oo magacyadooda lagu kala sheegay,Maxamuud Maxamed Bashiir,Cali Cabdi Maxamed, Xuseen Xasan  Maxameduud iyo  Ibraahim Qaasim Faarax oo loo yaqaan Bursaliid, ayeey maxkamadu ku eedeysay dacwado la xiriira falal argagixiso.

Ibraahim Faarax Bursaliid , Maxamuud Maxamed Bashiir, Cali Cabdi Maxamed  iyo Xuseen Xasan Muhammud ayaa waxaa xiray Ciidamada la dagaalanka  Argagixisada ee loo yaqaano ATPU.

Aqoonyahan Bursaliid  ayaa  habeenimadii Arbacadii laga xiray gurigiisa oo ku yaalla Xaafada South  C, kaddib markii ay u dhaceen Unugga Ciidamada la dagaalanka  Argagixisada ee ATPU.

Ilaa iyo hadda ma jiro wax war ah oo ay dowladda Soomaaliya ka soo saartay tallaabadan ay ku  dhaqaaqday Dowladda Kenya,iyada oo uu weli taagan yahay khilaafkii u  dhaxeeyay labada dowladood ee salka ku haya muranka dhinaca Badda ah.

Xigasho Hiiraan.com.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews