Weriye Axmed Aadan Rooble Oo Ka Hadlay Xadhiga Walaashii Oo Hargeysa Loogu Xidhay Fariin Ay Udirtay Mareykanka Iyo Yuhuuda
June 8, 2019 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Axmed Aadan Roobel oo ka mid ah saxafiyiinta Somaliland, islamarkaana ay wada dhasheen Safiya Aadan Rooble oo dhawaan loo xidhay taageero u muujisay Iiraan ayaa sheegay in aanay xaaladeeda caafimaad ahayn mid sax ah, isla markaasna ay xukuumadu ku degdegtay inay xidho.