Faarax Macalin Oo Kenya Ku Dhaliilay Qaabka Ay Ula Dhaqmeyso Soomaaliya
June 9, 2019 - Written by admin
Nairobi(Berberatoday.com)-Gudoomiye ku xigeenkii hore ee baarlamaanka dalka Kenya mudane Faarax macalin ayaa ka hadlay khilaafka bada ee udhaxeeye Kenya iyo Somaliya

Mr Macalin ayaa tilmaamay in Kenya looga baahan yahay in ay si sharci ah u marto hadii ay jirto tabasho ay ka qabto Soomaaliya.