“ Xisbiga Waddani Wuu Bur Buri Doonaa..”Wasiir Kuxigeenka warfaafinta Cabdinaasir Cumar Yare”Daawo Muuqal
June 10, 2019 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiir ku xigeenka wasaarada warfaafinta Somaliland oo manta u jawaabayey xoghayaha guud ee xisbiga Waddani ayaa waxaa uu ku hanjabey in xibsiga Waddani bur buri doono sidii xisbigii UDUB hadii aanu wax ka bedelin qaabka uu wax u wado
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
Berberatoday.com